Sh Cali Maxamuud Raage:QM Kuma Nabad Gali Doonto Somaliya ( Dhageyso Wareysiga Sh Cali Dheere)

Monday April 20, 2015 - 21:10:43 in Wararka
  • Visits: 4749

Afhayeenka XMSh oo caawa wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Al furqaan ayaa ka hadlay weerarkii maanta Mujahaidiinta ay ka fuliyeen magaalada Garoowe ee lagu laayay shaqaalaha QM.

Sheeqa oo su'aalo dhowr ah la weydiiyay ayaa sheegay in waxa ay u beegsadeen QM ay tahay inay hormuud ka tahay duulaanka lagu soo qaaday dalka Somaliya dhibaatooyin xooganna ka wado gobolada kala duwan ee Somaliya.

Waxa uu kaga digay Shaqaalaha Qaramada Midoobay inay kusii sugnaadaan Somaliya iyagoo ku guda jira dhibaateynta dadka muslimiinta ah "Ma jirto meel ay ku bad baadeyso QM,Somaliya inta ay joogaanna waxay dhadhamin doonaan rasaasteena"ayuu yiri Sh Cali Maxamuud Raage.

Dhageyso Wareysiga Sh Cali


Related Items