Askar Lagu Dilay Degmada Afgooye

Thursday April 23, 2015 - 08:28:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar Lagu Dilay Degmada Afgooye

    Xalay fiidkii ayaa rag ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan waxay gudaha degmada Afgooye toogteen askar ka tirsan maleeshiyaadka DF-ka oo dadka ku dhibaateyn jiray gudaha suuqa degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xalay fiidkii ayaa rag ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan waxay gudaha degmada Afgooye toogteen askar ka tirsan maleeshiyaadka DF-ka oo dadka ku dhibaateyn jiray gudaha suuqa degmadaas.

Raggan la dilay ayaa ahaa 2 askari oo caan ka ahaa degmada Afgooye waxaana kusoo baxay rag hubeysan oo la dhacay rasaasta ilaa dhimanayeen sida ay soo sheegayaan dadka goobjoogayaasha ah.

dhawaqa rasaasta lagu dilay maleeshiyaadka ayaa laga maqlay qeybo ka tirsan degmada iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in meydka labadaas nin goor dambe laga qaaday goobtii lagu toogtay.

Reer Afgooye ayaa saaka ka nasanaya 2 nin oo sharwadayaal ahaa kuwaasoo nolosha ku ciriiriyay muslimiinta degmadaas ku nool

Related Items