Dhageyso:Suldaan Muxamed Garyare oo ka kadlay warkii Xasan Sheekh ugu tacsiyeeyay Itoobiya.

Thursday April 23, 2015 - 18:47:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 30
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Suldaan Muxamed Garyare oo ka kadlay warkii Xasan Sheekh ugu tacsiyeeyay Itoobiya.

    Aqoon yahanka Suldaan Muxamed Garyare ayaa ka ayaa jawaab ka bixiyay warkii madaxweynaha dowladda federaalka ah Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in uu ka xun yahay tilaabadii dowladda Islaamiga ah ku laysay muwaadiniin kirishtaan Itoobiyaan ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoon yahanka Suldaan Muxamed Garyare ayaa ka ayaa jawaab ka bixiyay warkii madaxweynaha dowladda federaalka ah Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in uu ka xun yahay tilaabadii dowladda Islaamiga ah ku laysay muwaadiniin kirishtaan Itoobiyaan ah.

Wuxuu sheegay in Xasan cadeeyay oo uu banaanka soo dhigay wixii uurkiisa ku jiray.

Isigoo sii hadlayay wuxuu hoosta ka xariiqay in calmaaniyiintii hore ee soomaalida ahaa sida Aadan cadde, Cabdi-rashiid Cali sharma’arke iyo Maxamed Siyaad Barre ahaayeen niman qadiyad qowmi ah ku jirto laakiin xasan sheekh iyo kuwa la midka ah aanay wax damiir ah lahayn.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items