Dhageyso:Mas'uuliyiin iyo Culimaa'udiin Ka Qeybgalay Barnaamij Xiisabadan oo looga Taariikheeyay Sh.Abuu Quteyba.

Thursday April 23, 2015 - 20:54:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 30
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Mas'uuliyiin iyo Culimaa'udiin Ka Qeybgalay Barnaamij Xiisabadan oo looga Taariikheeyay Sh.Abuu Quteyba.

    Sh/Abu Quteyba waxa uu soo noqday mas'uulkii amniga ee magaalada Muqdisho waagii maxkamadihii islaamiga ah xilligaasoo uu dagaal adag la galay caqabadihii ummada heystay sida:- isbaarooyinka, isu itaal sheegashada, khamriga, fisqiga isagoo oogay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh/Abu Quteyba waxa uu soo noqday mas'uulkii amniga ee magaalada Muqdisho waagii maxkamadihii islaamiga ah xilligaasoo uu dagaal adag la galay caqabadihii ummada heystay sida:- isbaarooyinka, isu itaal sheegashada, khamriga, fisqiga isagoo oogay shacaa'irtii islaamka.



Sheekhu wuxuu magaalada Muqdisho ka mamnuucay qaadka oo uu marxalado adag la maray iyo arimo kale. Ugu dambeyntiina waxa uu ku shahiiday duqeyn ay dayuuradaha Mareykanku ugu geysteen Jubada hoose sannadkii 2007.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka war baahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maalintii shalay baahisay muuqaalo ay kasoo muuqanayeen sadax mujaahid oo uu isagu kamid yahay.



Halkan ka dhageyso Diiradda Jimcaha MP3

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items