Daawo:Xoogaga Kacdoonka Suuriya iyo Mujaahidiinta oo Duullaan Hor Leh Ku Qaaday Nidaamka Al-Asad.

Friday April 24, 2015 - 08:27:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 50
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xoogaga Kacdoonka Suuriya iyo Mujaahidiinta oo Duullaan Hor Leh Ku Qaaday Nidaamka Al-Asad.

    Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga islaamiga Suuriya iyo kuwa kacdoonka ay weerar ku qaadeen saldhigyada ay ciidamada Bashaar Al-asad uga suganyihiin gobolka Idlib.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in xoogaga islaamiga Suuriya iyo kuwa kacdoonka ay weerar ku qaadeen saldhigyada ay ciidamada Bashaar Al-asad uga suganyihiin gobolka Idlib.



Xoogaga Kacdoonka iyo jamaacaad islaami ah oo ay kamid tahay Jabhadda Al Nusrah ayaa iclaamiyay in ay qaadeen duullaan ay ku furanayaan magaalada istiraatiijiga ah ee Jasru Shuqur oo dhacda Waqooyiga Suuriya waana magaalada kaliya oo uu nidaamku ka heysto gobolka Idlib.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in xoogag islaami ah ay qabsadeen koontaroollada magaalada Jasrushuqur ee dhanka waqooyi.


Ciidamo katirsan mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ayaa xoog ku jiiray difaacyada nidaamka iyagoona tubaneeyo askari dilay,wariyaal ayaa soo sheegay in xoogaga mucaaradka ay isku dayayaan sidii ay uqabsan lahaayeen wadada isku xirta Idlib iyo gobolka xeebaha Laadiqiyah oo muhiimad u leh nidaamka.

Hoos Ka Daawo Warbixin Telefeshinka Aljazeera ka diyaariyay dagaalka Suuriya


Related Items