Dhageyso:8 Bilood Kadib Istish-haadkii Sh.Abuu Zubeyr Al Shabaab Maxoogaysatay Mise Waa Daciiftay?.

Friday April 24, 2015 - 18:30:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.2/5 Stars) Total Votes: 33
  • 5 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:8 Bilood Kadib Istish-haadkii Sh.Abuu Zubeyr Al Shabaab Maxoogaysatay Mise Waa Daciiftay?.

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxaa looga hadlay mowduuc muhim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxaa looga hadlay mowduuc muhim ah.

Muddo sannad barkii ah ayaa laga joogaa markii uu shahiiday Sh/Abu Zubeyr Amiirkii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxaana xusid mudan in istish-haadkiisa ay ku farxeen Mareykanka iyo xulufadiisa.

Mareykanku waxay sheegeen in beegsiga Sheekha ay sababeyso iney mujaahidiinta u burburaan awood ahaan iyo maamul ahaan intaba. Sidaa darteed, ma dhacday arrintaasi? mujaahidiintuse maxaa is badal ah oo dhankooda ay sameeyeen dib u dhac ama hor usocod intaba? waa qodobka maanta lagu lafa guray barnaamijka Diiradda Jimcaha.


Abuu-Zubeyr-21

Martida Barnaamijka.

1- Sheekh Cabdulcaziis Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

2-Aqoonyahan Xassan Fiyooke Cali.

3-Aqoonyahan Ibraahiin Max’ed

4-Aqoonyahan Sayid Cali

5-Xildh. C/Samad wasiirkii hore ee A/Gudaha DF.

Sidoo kale waxaa barnaamijka ka qeyb qaatay bulshada ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah iyo dhageystayaal aragtiyadooda ka soo dhiibtay gobolada kale ee wadanka iyo dalka dibaddiisa.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3

Isha Warka:idaacadda Alfurqaan

Related Items