iska Hor'imaad Khasaara Dhaliyay oo Maleeshiyaad Itoobiya Taabacsan Ku Dhaxmaray Degmada Beled Xaawo.

Sunday April 26, 2015 - 08:24:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    iska Hor'imaad Khasaara Dhaliyay oo Maleeshiyaad Itoobiya Taabacsan Ku Dhaxmaray Degmada Beled Xaawo.

    Ugu yaraan 2 katirsan maleeshiyaadka DF-ka ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib iska hor'imaad ka dhacay degmada Beled Xaawo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 2 katirsan maleeshiyaadka DF-ka ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib iska hor'imaad ka dhacay degmada Beled Xaawo.

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in magaalada Beled Xaawo ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan guddoomiyahadegmada iyo taliyaha ammaanka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in labada dhinac ay min hal askari iska dileen,xiisadda ayaa sii xoogeysatay kadib markii maleeshiyo beeleed hubeysan ay isbitaalka guud ee Beled xaawo kala bexeen askari dhaawac ah kadibna ay dileen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xiisada colaadeed ay ka jiraan xaafado magaalada katirsan waxaana mar walba dhici kara dagaal labada dhinac dhaxmara.


Beled Xaawo oo xadbeenaadka dhacda ayay ciidanka Xabashida Itoobiya qabsadeen sanaddii 2011 iyagoona ugacan geliyay maleeshiyaad amxaara kalkaal ah oo dhibaata xooggan ku haya shacabka muslimiinta ah.

Related Items