Dhageyso:Taliska Ciidanka Al Shabaab oo Ka Hadlay Weerarada Muqdisho iyo Dagaal Qoryooley Ka Dhacay.

Tuesday July 01, 2014 - 20:20:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Taliska Ciidanka Al Shabaab oo Ka Hadlay Weerarada Muqdisho iyo Dagaal Qoryooley Ka Dhacay.

    Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab afhayeenka ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab afhayeenka ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

Abuu Muscab ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Al Shabaab wuxuu tafaasiil dheeri ah ka bixiyay sababta ay askarta iyo saraakiisha DF-ka ugu dilayaan magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dagaal saacado badan qaatay oo ciidamada AMISOM iyo kuwa shabaabul Mujaahidiin xalay ku dhaxmaray degmada Qoryooleey.

Halkan ka degso wareysiga Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items