Daawo:Alkata'ib oo Soo Saartay Q.6-aad Ee من الذاكرة oo lagusoo Bandhigayo Taariikhda Saraakiil Mujaahidiinta Katirsanaa.

Sunday May 03, 2015 - 07:27:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.9/5 Stars) Total Votes: 42
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Alkata'ib oo Soo Saartay Q.6-aad Ee من الذاكرة oo lagusoo Bandhigayo Taariikhda Saraakiil Mujaahidiinta Katirsanaa.

    Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo saartay silsiladda من الذاكرة oo looga qisoodo shuhadada mujaahidiinta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo saartay silsiladda من الذاكرة oo looga qisoodo shuhadada mujaahidiinta Soomaaliya.



Isdaarkan oo la daawan karo 23 daqiiqo ayay mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Shuhaddo Saddex sedax ah oo dhammaantood Muhaajiriin ah kuwaasi oo waqtiyo kala duwan Shihiiday.

1-Ibraahiim Al-maghribi.

2-Jaraax Al-muhaajir.

3-Cammaar Al-muhaajir.

Al-kata’ib garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa bilihii lasoo dhaafay soo saaray isdaaraad lagusoo bandhigayo halganka jihaadiga ah ee dalka ka socda.

Hoos Ka Daawo Isdaarka
ama halka Guji


Related Items