Beesha Murusade Oo Kasoo Hor Jeesatay Shirka Cadaado Sheegtayna Inuusan Xaad Ku Matali Karin Dhageyso.

Monday May 11, 2015 - 19:30:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 30
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Beesha Murusade Oo Kasoo Hor Jeesatay Shirka Cadaado Sheegtayna Inuusan Xaad Ku Matali Karin Dhageyso.

    Odayaasha dhaqanka beesha Murusade islamarkaana ku dhex nool bulhada ay hogaanka u yihiin ayaa sheegay iney kasoo hor jeedaan shirkca ka socda Cadaado una arkaan mid Amxaaro wadato oo lagu kala qeybinayo wadanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha dhaqanka beesha Murusade islamarkaana ku dhex nool bulhada ay hogaanka u yihiin ayaa sheegay iney kasoo hor jeedaan shirkca ka socda Cadaado una arkaan mid Amxaaro wadato oo lagu kala qeybinayo wadanka.



Nabadoon Cabdikariin Muuse Casir oo isagoo jooga degmada Gal-hareeri ee gobolka Galguduud aynu wareysanay ayaa waxa uu sheegay in Xaad uusan shirkaasi ku matali karin beesha.

Waxa uu sheegay in Xaad uusan dadka degaanka dhex iman muddo ku dhow toban sannadood oo uu shisheeyaha la shaqeynayay, isagoo cod dheer ku sheegay in beeshu ay dagaal kula jirto Xabashida si ay wax uga badbaadiso wadankan gumeysiga lala doonayo.



Degmada Ceelbuur oo ay beesha Murusade wax ka degto ayaa waxaa ku sugan ciidamo Itoobiyaan ah iyadoo la og yahay in dhammaan bulshadii halkaasi ku nooleyd ay isaga bexeen nacaybka ay u qabaan awgii.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items