Sh.Abuu Muscab "40 Askari ayaan ku dilnay Weeraradii Awdheegle iyo Mubaarak Hub iyo Saanadna waan Qaniimeysanay" Dhageyso.

Saturday May 23, 2015 - 20:43:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sh.Abuu Muscab "40 Askari ayaan ku dilnay Weeraradii Awdheegle iyo Mubaarak Hub iyo Saanadna waan Qaniimeysanay" Dhageyso.

    Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan shabeelaha Hoose.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab afhayeenka ciidanka mujaahidiinta ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Alfurqaan ku sheegay in dagaalladii ka dhacay degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak ay ku dileen 40 askari oo katirsanaa ciidanka DF-ka.

Sidoo kale Sh.Abuu Muscab wuxuu sheegay in ciidankooda sida gaarka ah u tababaran ay degmada Wadajir ku khaarijiyeen laba mas’uul oo katirsanaa wasaaradda gaadiidka DF-ka.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Related Items