Mujaahid Soomaali ah oo Ku Shahiiday Duqeyn ay Diyaaradaha Mareykanka Ka Geysteen Wadanka Ciraaq.

Sunday May 24, 2015 - 09:33:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Soomaali ah oo Ku Shahiiday Duqeyn ay Diyaaradaha Mareykanka Ka Geysteen Wadanka Ciraaq.

    Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegaya in mujaahid soomaali ah uu ku shahiiday duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abuu Cantara dagaalyahan Soomaali ah oo Ciraaq lagu dilay
Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan wadamada Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegaya in mujaahid soomaali ah uu ku shahiiday duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka.

Sida ay sheegeen ragga firfircoon ee soo tebiya dagaalka suuriya iyo Ciraaq waxaa shahiiday Abuu Cantara Alsoomaali oo xubin ka ahaa dowladda Islaamiga ee maamusha dhul ballaaran oo Ciraaq iyo Suuriya katirsan.

Baraha bulshadu ku wada xariirto ayaa lagu baahiyay warka sheegaya in Abuu Cantara uu ku shahiiday agagaarka magaalada Al Qaa’im ee gobolka Al-anbaar halkaas  oo diyaaradaha Mareykanka ay shalay duqeymo ba’an ka geysteen.


Xaaska uu ka shahiiday Abuu Cantara oo dalka Tuunis kasoo jeedda ayaa xaqiijisay in saygeeda oo muhaajir soomaali ah uu ku shahiiday duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Ciraaq.

Boqolaal dhalinyaro soomaali ah ayaa barbar dagaalmaya xoogaga Jihaadiga dowladda Islaamiga iyo Jabhadda Al Nusrah,intabadan dhalinyarada soomaalida ee ka jihaadaysa Suuriya iyo Ciraaq ayaa ka taga wadamada reer galbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.

Muraad Jaamac,Dubai,UAE
[email protected]

Related Items