Ciidamada Mujaahidiinta oo Qabsaday Degmada Janaale iyo Maleeshiyaadka DF-ka oo isaga Baxay.

Sunday May 24, 2015 - 22:39:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta oo Qabsaday Degmada Janaale iyo Maleeshiyaadka DF-ka oo isaga Baxay.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Janaale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Janaale.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa SomaliMeMo u sheegay in maleeshiyaadka DF-ka ay isaga baxeen degmada kadib markii ciidamada mujaahidiintu u dhaqaaqeen dhanka degmada Janaale.

Ma dhicin wax dagaal ah oo dhaxmaray mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadka DF-ka ee shisheeye kalkaalka ah,goob joogayaal ku sugan Janaale ayaa sheegay in gudaha magaalada ay ku suganyihiin xoogaga mujaahidiinta iyagoona Calanka Madoow ee dhaxda Towxiidka ku leh ka taagay saldhigga booliska iyo xarumaha maamulka.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items