Wadanka Burundi waxaa wali ka socda kacdoonka shacbiga ee lagu diidanyahay madaxweynaha kaligii taliska ee talada wadankaasi xoogga ku heysta.
Kooxaha mucaaradka Burundi ayaa ku dhawaaqay in ay qaadaceen wadahadallo lagu
waday in ay lagalaan xukuumadda,kumanaan qof ayaa ka qeyb galay janaasad loo
sameeyay aaska hoggaamiyihii shacabka kacdoonka Burundi oo ciidamo booliska
katirsan ay toogteen.
Wararka ka imaanaya Burundi waxay sheegayaan in dad caraysan ay isugusoo baxeen
afaafka hore ee madaxtooyada,khalalaasaha siyaasadeed ee Burundi kajira ayaa
saameyn ballaaran ku yeeshay duullaanka shisheeyaha afrikaanta ay kusoo qaadeen
soomaaliya.
Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]
Mucaaradka Burundi oo Qaadacay Wadahadallo ay lagalaan Xukuumadda.
Wadanka Burundi waxaa wali ka socda kacdoonka shacbiga ee lagu diidanyahay madaxweynaha kaligii taliska ee talada wadankaasi xoogga ku heysta.