Daawo:Tadmur Xabsi Dhimashudu Nolosha Dhaanto!.

Monday May 25, 2015 - 09:28:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4565
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Tadmur Xabsi Dhimashudu Nolosha Dhaanto!.

    Xoogaga Islaamiga Suuriya ayaa maalmo ka hor qabsaday magaalada Taariikhiga Tadmur oo caan ku ah xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee nidaamka suuriya uu ka hirgeliyay magaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga Islaamiga Suuriya ayaa maalmo ka hor qabsaday magaalada Taariikhiga Tadmur oo caan ku ah xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee nidaamka suuriya uu ka hirgeliyay magaalada.

Dad ka badan 15-kun oo maxaabiis ah ayaa la sheegay in lagu dilay xabsiga Tadmur tan iyo markii uu talada qabtay Xaafid Al-asad hoggaamiyihii hore ee wadanka Suuriya.

Xabsiga magaalada Tadmur waxaa lagu xiri jiray dadka mucaaradsan siyaasadda qoyska aala asad iyo xubnaha Ururka ikhwaanul Muslimiin.

Mid kamida dadkii ku xirnaa xabsiga oo waqti ka badan 13 sanadood noloshiisa kusoo qaatay ayaa telefeshinka Aljazeera uga sheekeeyay xasuuqii lagula kacay maxaabiista Tadmur.


Related Items