Shacabka Soomaaligalbeed Ma Gumeysi Ayay Ku Jiraan Mise Horumar Iyo Doorasho? Dhageyso.

Monday May 25, 2015 - 16:49:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Soomaaligalbeed Ma Gumeysi Ayay Ku Jiraan Mise Horumar Iyo Doorasho? Dhageyso.

    Itoobiya iyo dhulka ay gumeysato ee Muslimiinta sida Soomaali galbeed waxaa la geeyay sanaadiiqda doorashada ee Tigreega iyadoo arrintan ay xabashidu ku tilmaameyso horumar la gaaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya iyo dhulka ay gumeysato ee Muslimiinta sida Soomaali galbeed waxaa la geeyay sanaadiiqda doorashada ee Tigreega iyadoo arrintan ay xabashidu ku tilmaameyso horumar la gaaray.


Soomaali galbeed markaanu eegno iyo horumarada ay Xabashidu tilmaamayaan waxaa kamid ah TV inta badan dhaanto la amxaareeyay laga sii daayo iyo laami Jigjiga laga dhisay. Dhanka wax barashada waa bulshada la dhex keenay manhajka Xabashida.

Muuqaalada qaar kamid ah bulshada Soomaali galbeed oo ka qeyb qaadanaya doorashada ayay soo bandhigeen qaar kamid ah warbaahinta, kuwaasoo ku sugan meel nadaafadeedu liidato qorraxna ah.



Haddaba marka laga hadlayo ummad horumarkeeda, maxaa lagu qiimeeyaa, waa maxay nolosha dadka Soomaali galbeed? waxaad kaga bogan kartaa qodob ay aqoonyahano wadaagayaan, kaasoo xogo qarsoon oo la xiriira gumeysiga aad ka heli karto. Sheekh Cumar Xayaakallah iyo Cabdullaahi Xagaley ayaa dooda wadaagaya.

Isha Warka:idaacadda Alfurqaan

Related Items