Deg Deg:20 Katirsan Ciidanka Kenya oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gaarisa.

Tuesday May 26, 2015 - 08:20:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:20 Katirsan Ciidanka Kenya oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gaarisa.

    wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada gumeysiga Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada gumeysiga Kenya.

Xoogag hubeysan ayaa deegaanka Yumbis ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ku dilay in kabadan 20 askari oo katirsanaa ciidamada booliska Kenya.

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in ciidamada oo ka yimid dhanka degmada Gaaris wadada loogalay,wararka ayaa intaasi ku daraya in 4 kamid ah gaadiidka dagaalka ciidanka Kenya lagu gubay weerarka Yumbis ka dhacay.

Illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin xukuumadda Kenya iyo xarakada Al Shabaab oo ku saabsan weerarada Yumbis ka dhacay.


Ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalmihii lasoo dhaafay la wareegayay deegaanno iyo tuulooyin katirsan dhulka Soomaalida NFD.

Liibaan Jeexow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items