Taliska Ciidamada Al Shabaab oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgallo Ka Dhacay Gudaha Kenya.

Tuesday May 26, 2015 - 20:01:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidamada Al Shabaab oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgallo Ka Dhacay Gudaha Kenya.

    Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerar khasaara badan dhaliyay oo ciidanka Kenya ku qabsaday gudaha dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerar khasaara badan dhaliyay oo ciidanka Kenya ku qabsaday gudaha dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato.

Abuu Muscab ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ku xaqiijiyay in tobaneeyo katirsan ciidanka gumeysiga Kenya lagu dilay weerarada ka dhacay duleedka magaalada Gaarisa.

Halkan ka degso Shirka Jaraa’id ee Abuu Muscab MP3

Related Items