Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidamo Lagula Beegsaday Degmada Jowhar.

Wednesday May 27, 2015 - 10:03:25 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidamo Lagula Beegsaday Degmada Jowhar.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ciidamo katirsan DF-ka lagula beegsaday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ciidamo katirsan DF-ka lagula beegsaday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeelaha dhexe.

Xoogag hubeysan ayaa xalay fiidkii bambaanooyin ku weeraray xaruntii hore ee shaqaalaha oo saldhig melleteri ay ka dhigteen maleeshiyaadka DF-ka ee gumeystaha la shaqeeya.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in 7 askari ay dhaawacyo kasoo gaareen weerarka,isbitaalka magaalada Jowhar ayaa la dhigay ciidamada ku dhaawacmay weerarka.

Ma ahan markii ugu horraysay oo weerar lagu qaado ciidamada DF-ka ee ku sugan magaalada Jowhar,xoogaga shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal dhan walba ah kula jira kumanaan katirsan ciidamada shisheeyaha ee soomaaliya kusoo duullay.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items