Dhageyso:Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah oo Ku Saabsan u diyaar garowga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

Wednesday May 27, 2015 - 11:28:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah oo Ku Saabsan u diyaar garowga Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

    Waxaa foodda nagusoo haysa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ay muslimiintu gutaan mid kamida waajibaadka Alle ku faradyeelay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa foodda nagusoo haysa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ay muslimiintu gutaan mid kamida waajibaadka Alle ku faradyeelay.

Hadaba si muslimiintu ay xusuustaan fadliga bisha Ramadaan ayay warbaahinta islaamiga ah soo gudbinaysaa duruus diini ah oo ku saabsan udiyaar garoowga Ramadaan.

Sidee soon qalla ah oo lagu leeyahay ugudi kartaa bisha Ramaddaan ka hor? Su’aalahaas iyo kuwa lamid ah waxaa ka jawaabaya mashaa’ikh uu kamid yahay sheikh Max’med Macalim Abuu Xafsah.

Halkan Guji MP3

Isha Maqalka:Idaacadda Alfurqaan

Related Items