Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilkii Xildhibaan Xeyd iyo Duqeyn Lagu lala Eegtay Saldhigga AMISOM.

Thursday July 03, 2014 - 20:26:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilkii Xildhibaan Xeyd iyo Duqeyn Lagu lala Eegtay Saldhigga AMISOM.

    Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

Sheekh C/caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Al Shabaab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dilal xildhibaan iyo Askar Muqdisho loogu geystay iyo duqeyn lagu qaaday saldhigga AMISOM ee Qoryooley.

Halka ka degso MP3

Related Items