Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho.

Thursday May 28, 2015 - 21:52:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho.

    Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaallo culus ay caawa fiidkii ka dhaceen degmada Kaxda oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaallo culus ay caawa fiidkii ka dhaceen degmada Kaxda oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaallo saacad socday kadib ay ciidamada shabaabul Mujaahidiin usuurtagashay in ay qabsadaan dhammaan xaafadaha degmada.

Saraakiil katirsan ciidamada xarakada Al Shabaab ayaa goob fagaare ah ugu khudbeeyay boqolaal qof oo kamid ah dadka deegaanka Kaxda,maleeshiyaadka DF-ka ayaa isag firxaday deegaanka kadib markii ay xabaddu kululaatay.

lasoco wixii soo kordha

Related Items