Dhageyso:Macallimiinta Muqdisho Oo Ka Hadlay Hey'adaha Marin Habaabiya Caruurta.

Friday May 29, 2015 - 10:00:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Macallimiinta Muqdisho Oo Ka Hadlay Hey'adaha Marin Habaabiya Caruurta.

    Cabdulxay oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho uu ka jiro loollan xooggan oo u dhaxeeya macallimiinta Soomaaliyeed ee diinta iyo maadigaba bara dadka iyo kuwa u shaqeeya hey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdulxay oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho uu ka jiro loollan xooggan oo u dhaxeeya macallimiinta Soomaaliyeed ee diinta iyo maadigaba bara dadka iyo kuwa u shaqeeya hey'ado shisheeye oo caruurta marin habaabinaya.



Waxa uu sheegay in taas looga gudbi karo waalidiinta oo kasoo baxa mas’uuliyadda ka saaran iney caruurtooda geeyaan goobaha lagu abrto diinta kadibna maadiga ay geeyaan iyagoo ka fogaanaya iskuulada hey’adaha iyo dowladaha shisheeye.

Related Items