11 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Xalay Gilgilay Muqdisho.

Friday July 04, 2014 - 07:11:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    11 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Xalay Gilgilay Muqdisho.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay gilgilay xaafado katirsan magaalada Muqdisho xilli ammaanka magaaladaasi faraha kasii baxayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka DF-ka katirsan oo Khasaara xooggan Muqdisho ku gaaray
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay gilgilay xaafado katirsan magaalada Muqdisho xilli ammaanka magaaladaasi faraha kasii baxayo.

2 askari oo katirsan kuwa Nabad sugidda ayaa lagu dilay weeraro ka dhacay wadada warshadaha ee waqooyiga magaalada Muqdisho,goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay agagaarka isbitaalka Carafaat lagu dhaawacay 9 askari halka jid caddaha dhanka qabuuraha barakaat aada weerar dhabagal ah lagu dilay 2 askari.

Isgoyska miizaanka dhuxusha waxaa ka dhacay 2 qarax oo lala eegtay ciidamada booliska,celcelis ahaan 11 qarax ayaa la sheegay in xalay lagu weeraray ciidanka DF-ka.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items