Sawirro:Hay'adda Hormuud Telecom Foundation oo 1,000 Carruur Agoon Ah Lacago Uqeybisay.

Friday July 04, 2014 - 09:19:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Sawirro:Hay'adda Hormuud Telecom Foundation oo 1,000 Carruur Agoon Ah Lacago Uqeybisay.

    Madaxa Hay'addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa dardar gelisay wax uqabadka shacabka tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Hay'addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa dardar gelisay wax uqabadka shacabka tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Munaasabad shalay ka dhacday degmada C/Caziiz ee magaalada Muqdisho ayay hay’addu deeq lacageed ugu qeybisay 1,000 carrur agoon ah.

Madaxa Hay’addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa sheegay in qoyskiiba ay siiyeen lacag dhan $100 ayna qeyb ka tahay daryeelidda shacabka muslimiinta soomaaliyeed ee tabaalaysan.

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa shirkadaha kale ee ganacsiga kajira dalka waxay uga duwantahay iyadoo gacansiisa dadka fuqarada ah iyo masaakiinta.









Related Items