Daawo:Xaalad Nolol Xumo oo Lasoo Gudboonaatay Barakacayaasha Muqdisho.

Friday July 04, 2014 - 09:54:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xaalad Nolol Xumo oo Lasoo Gudboonaatay Barakacayaasha Muqdisho.

    Kumanaan qoys oo ku nool xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho ayaa ka sheeganaya nolol xumo baahsan waqti boqolaal hay'ado samafal sheegta ay caasimadda ku suganyihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan qoys oo ku nool xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho ayaa ka sheeganaya nolol xumo baahsan waqti boqolaal hay'ado samafal sheegta ay caasimadda ku suganyihiin.


Telefeshinka Aljazeera ee afka carabiga ku hadla ayaa warbixin uu kasoo diyaariyay barakacayaasha Muqdisho waxaa laga dheehan Karin duruufta heysata qoysas.

Hay’ado ay leedahay Dowladda Turkiga ayaa Muqdisho ku sugan iyagoo ku gambanaya "ugargaridda shacabka” balse xaqiiqda ayaa ah in hay’adahaasi aysan muuqda uqaban shacabka marka laga reebo in waddooyin ay dayactireen islamarkaana ay isbitaallo dhiseen.



Hoos Ka Daawo Warbixinta


Isha Muuqaalka:Aljazeera


Related Items