Sh.Cali Dheere "Sedax Katirsan Murtadiinta Imaaraadka Carabta iyo Saraakiil Afrikaan ah Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Tarabuunka" Dhageyso.

Wednesday June 24, 2015 - 15:42:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 52
  • 2 4
  • Share via Social Media

    Sh.Cali Dheere "Sedax Katirsan Murtadiinta Imaaraadka Carabta iyo Saraakiil Afrikaan ah Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Tarabuunka" Dhageyso.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho kaasi oo lala beegsaday saraakiil katirsan xukuumadda dabadhilifka Imaaraadka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho kaasi oo lala beegsaday saraakiil katirsan xukuumadda dabadhilifka Imaaraadka Carabta.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay qaraxii xooganaa ee lala helay kolonyo ay la socdeen dublumaasiyiin u dhalatay dowladda Imaaraadka carabta.

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu kaxaynayay mujaahid istish-haadi ah lagu dhuftay kolonyada gaadiidka ah waxaana halkaasi ku dhintay 3 katirsan saraakiisha Imaaraadka Carabta,UAE iyo 2 sarkaal shisheeye Afrikaan ah.


Sidoo kale weerarka waxaa ku dhintay 11 askar soomaali ah kuwaasi oo qeyb ka ahaa ilaalada wafdiga imaaraadka carabta ka socday.

Al Shabaab Maxay Ubeegsanaysaa Imaaraadka Carabta?.

Sheikh Cali dheere wuxuu si qota dheer uga hadlay sababt ay mujaahidiintu u beegsadeen imaaraadka carabta,Al Shabaab ayaa dowladda Imaaraadka Carabta ku eedaysay in ay taageero dhanka dhaqaalaha iyo melleteriga ah siiyaan duullaanka "Saliibiga ah” ee dowladaha shisheeye kusoo qaadeen Soomaaliya sidaasi daraadeed ay mujaahidiintu beegsanayaan saraakiisha UAE ee Soomaaliya ku sugan iyo kuwa la shaqeeya.

Shabaabul Mujaahidiin waxay xukuumadda Imaaraadka ku eedaysay in dhaqaale iyo hub ku bixisay xamladda shareeca ladirirka ah ee Soomaaliya lagusoo qaaday.

Halkan ka dhageyso Shirka  Jaraa’id ee Sheekh Cali Dheere MP3

Related Items