Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Lagu Qaaday Afaafka Dhismaha Baarlamaanka.

Saturday July 05, 2014 - 12:57:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Lagu Qaaday Afaafka Dhismaha Baarlamaanka.

    Wararka ka imaanaya xayndaabka madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay qeyb kamid ah xarunta baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya xayndaabka madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay qeyb kamid ah xarunta baarlamaanka.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in mid kamida albaabada lagasoo galo xarunta baarlamaanka qarax lala eegtay.

Ugu yaraan 20 askari oo katirsan ciidanka Dowladda Federaalka ayaa laxaqiijiyay in qaraxa ay ku dhinteen kuwa kalane ay ku dhaawacmeen.


Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in bartilmaameedku uu ahaa ciidamada ilaalada ka ah xarunta baarlamaanka oo waxyeello xooggani gaartay.


Waa weerarkii 2-aad ee laba bilood gudahood lagu qaado xarunta baarlamaanka waxayna weeraradani imaanayaan waqti lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Mahad Kheyr

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]


Related Items