Ku Dhawaad 30 Askari Oo Lagu Dilay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Al Shabaab oo sheegatay.

Saturday July 05, 2014 - 13:33:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Dhawaad 30 Askari Oo Lagu Dilay Weerarkii Xarunta Baarlamaanka iyo Al Shabaab oo sheegatay.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay howlgal maanta ka dhacay bartamaha Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Al Shabaab oo dabrid sameynaya
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay howlgal maanta ka dhacay bartamaha Muqdisho.

Sarkaal katirsan xarakada Al Shabaab ayaa warbaahinta u sheegay in camaliyad istish-haadi ah oo uu fuliyay ruux kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu weeraray afaafka hore ee baarlamaanka.

Idaacadda An-dalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha oo soo xiganaysa sarkaal katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay in 20 askari oo DF-ka katirsan iyo 2 askari Yugaandheys ah lagu dilay weerarkii maanta.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items