Taliban oo Tobaneeyo Gaadiid Ah Ka Gubtay Isbahaysiga NATO Ee Afghanistan Ku Duulay.

Saturday July 05, 2014 - 14:57:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 10
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliban oo Tobaneeyo Gaadiid Ah Ka Gubtay Isbahaysiga NATO Ee Afghanistan Ku Duulay.

    Mujaahidiinta imaarada islaamiga Afghanistan ayaa xoojiyay weerarada ka dhanka ah shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee Afghanistan ku duulay iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahidiinta imaarada islaamiga Afghanistan ayaa xoojiyay weerarada ka dhanka ah shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee Afghanistan ku duulay iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada ah.

iyadoo qeyb ka ah camaliyadda Kheybar ee xiliga guga ay ku dhawaqeen daaliban ayay ciidamada mujaahidiintu maanta weerar qorshaysan ku qaadeen kolonyo cadawga ah.

Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in dagaalyahanadu ay gacanta ku dhigeen 400 gaadiid ah oo sahay usiday isbahaysiga NATO.
ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya tobaneeyo gaadiid ubadan booyadaha shidaalka qaada ay ku gubanayaan duleeda magaalada Kaabul.


Dagaalyahannada daalibaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay guluf dagaaleed ka waday degmooyin iyo deegaanno dhaca xad beenaadyada ay wadaagaan Afghanistan iyo Pakistan iyagoona dhul hor leh qabsaday.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected],com


Related Items