Sheekh Fu'aad Oo Ummada Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Iska Dhiciyaan Shisheeyaha Lana Samirtamaan Dhageyso.

Thursday July 30, 2015 - 10:22:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 0 3
  • Share via Social Media

    Sheekh Fu'aad Oo Ummada Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Iska Dhiciyaan Shisheeyaha Lana Samirtamaan Dhageyso.

    Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shaabaab ayaa dadka muslimiinta ka kula dardaarmay iney ku daydaan nabigeena iyo saxaabadiisii oo ahaa kuwa xilliyada adag la samirtama gaalada islamarkaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shaabaab ayaa dadka muslimiinta ka kula dardaarmay iney ku daydaan nabigeena iyo saxaabadiisii oo ahaa kuwa xilliyada adag la samirtama gaalada islamarkaana mabda'ooda ku sugnaada.


Guud ahaan ummada muslimka ah ayaa wuxuu ugu baaqay iney fadhiga ka kacaan oo soo ceshadaan sharafkooda iyo dadnimadooda, maadaama shisheeye ay Xabashi ugu horeyso ay maanta ku tumanayaan ummada iyo qayimkeeda.

Sheekhu waxa uu muujiyay inuu jiro is badal weyn kadib markii qabaa’il badan oo Soomaaliyeed ay hubka u qaateen shisheeyaha, qaarka ay hadda billaabayaan. Wuxuu qabaa’ilka kale ugu baaqay iney kaalintooda qaataan.


Halkan ka dhageyso Kalimadda Sh.fu'ad MP3

Xigasho:radioalfurqaan.com

Related Items