Dhageyso:Waxgarad Shacabka Soomaaliyeed Ku Guubaabiyay in ay Xoojiyaan Dagaalka Lagula Jiro Gumeystaha dalka kusoo duulay.

Friday August 07, 2015 - 11:14:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Waxgarad Shacabka Soomaaliyeed Ku Guubaabiyay in ay Xoojiyaan Dagaalka Lagula Jiro Gumeystaha dalka kusoo duulay.

    Nabadoon Maxamuud Cali Geeddi oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegaya in sababta Soomalida shisheeyuhu u gumaadayaan tahay iyadoo lagu haysto Diintooda, dadnimadooda iyo Dalkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabadoon Maxamuud Cali Geeddi oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegaya in sababta Soomalida shisheeyuhu u gumaadayaan tahay iyadoo lagu haysto Diintooda, dadnimadooda iyo Dalkooda.



Inkastoo uu ciidamada dalka duulaanka ku jooga si guud uga hadlay, hadana wuxuu si gooni ah carabka ugu adkeeyay Itoobiya, waxaanuu soo qaatay taariikha hore oo iyada iyo Soomaalidu dagaalameen iyo dowladihii xiliyadaas Itoobiyaanka garabka siinayay.

Wuxuu sheegay in jiilalkii hore ay sabab u ahaayeen iney dalka soo gaarsiiyaan jiilka maanta iyagoo waliba usoo dhabar adeygay, wuxuuna sheegay in kuwa maanta looga baahan yahay in ay kaalintooda qaadaan.



Halkan ka dhageyso Wareysiga Nabadoon Maxamuud Cali Geedi MP3

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items