Cudur Daar ku socda Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo.

Saturday August 08, 2015 - 13:19:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Cudur Daar ku socda Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo.

    dhammaan akhristayaasha sharafta leh ee shabakada Somalimemo.net waxaan ka raalli gelinaynaa saacadihii koobneed ee shabakaddu hawada ka maqneed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhammaan akhristayaasha sharafta leh ee shabakada Somalimemo.net waxaan ka raalli gelinaynaa saacadihii koobneed ee shabakaddu hawada ka maqneed.

Howlwadeenada shabakadda gaar ahaan qeybta IT-da ayaa ku howlanaa xallinta cillado dhanka serverka ah wayna soo idlaatay oo SomaliMeMo hadda si caadi ah ayay u shaqeynaysaa.

SomaliMeMo ayaa xilligan adag ee shacabka soomaaliyeed duullaanka kala kulmayo cadawga soo jireenka itoobiya waxay dadaal dheeri ah saaraysaa sidii usoo tabin laheyd wararka ku saabsan halganka dalka ka socda.

Mahadsanidiin ducadiinu waa muhiim.

Maamulka SomaliMeMo

[email protected]
[email protected]

Related Items