Hoggaamiye Katirsan Al Shabaab oo Muslimiinta Bariga Afrika ugu Baaqay in ay usoo Haajiraan Soomaaliya.

Saturday August 08, 2015 - 13:49:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Hoggaamiye Katirsan Al Shabaab oo Muslimiinta Bariga Afrika ugu Baaqay in ay usoo Haajiraan Soomaaliya.

    Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Filim ay kasoo muuqanayaan boqlaal dagaalyahano mujaahidiin ah oo tababarro ku qaadanaya qeybo katirsan dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Filim ay kasoo muuqanayaan boqlaal dagaalyahano mujaahidiin ah oo tababarro ku qaadanaya qeybo katirsan dalka Soomaaliya.

Video-gan waxaan kasoo muuqanaya sheekh Axmed Iimaan oo ah daaci Mujaahid Kenyan ah wuxuuna jeedinayaa kalimad uu muslimiinta bariga qaaradda Afrika ugu baaqayo in ay usoo haajiraan dalka Soomaaliya.

mujaahidiinta bariga Afrika gaar ahaan Kenya ayaa Filimka kasoo muuqanaya kuwaasi oo hareer fadhiya hoggamiye Sheekh Axmed iimaan Cali.




Embedded image permalink

Halkan ka degso Fiimka

Xigasho:Alkataib Media

Related Items