Dhageyso:Barnaamij ay Qabatay Idaacadda Alfurqaan oo lagu Falanqeeyay Duullaanka Cusub ee Dowladda Itoobiya kusoo qaaday Soomaaliya.

Saturday August 08, 2015 - 16:59:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Barnaamij ay Qabatay Idaacadda Alfurqaan oo lagu Falanqeeyay Duullaanka Cusub ee Dowladda Itoobiya kusoo qaaday Soomaaliya.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo xilligiisa la taagan yahay, waxaa maanta lagu falanqeeyay ujeedada ka dambeysa, dhaqdhaqaaqyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo xilligiisa la taagan yahay, waxaa maanta lagu falanqeeyay ujeedada ka dambeysa, dhaqdhaqaaqyada ay Xabashida Itoobiya ka wado qaar kamid ah tuulooyinka iyo arimo kale oo la xiriira.



Barnaamijka waxaa ka qeyb galay aqoonyahan Xassan Fiyooke Cali, Aqoonyahan Sayid Cali iyo Xildhibaan C/raxmaan Xoosh, iyadoo dad weynuhuna ay aragtiyo ka dhiibteen mowduuca.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka MP3

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items