Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xabsiga dhexe ee magaalada Beled Weyne.

Monday August 10, 2015 - 09:59:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xabsiga dhexe ee magaalada Beled Weyne.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay weerar xooggan ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin ay weerar xooggan ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaaladaasi.

Xalay saqdii dhexe ayay mujaahidiintu dhowr jiho ka weerareen saldhigga magaalada oo kaabiga ku haya Buunda weyn ee galbeedka magaalada Beled weyne,goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka madaafiicda iyo rasaas xooggan oo labada dhinac is dhaafsanayeen.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay la dagaalameen maleeshiyaad katirsan xukuumadda Jabuuti.

Related Items