Dhageyso:Aqoonyahan Ku Taliyay In La Iska Dhacsho Kuwa Shisheeyaha U Adeegaya.

Tuesday August 11, 2015 - 09:49:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Aqoonyahan Ku Taliyay In La Iska Dhacsho Kuwa Shisheeyaha U Adeegaya.

    Professor Axmed Xaajji oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka sheekeeyay hadafka Itoobiya iyo kenya Soomaaliya ka leeyihiin oo ah in ay dalka boobaan lana wareegaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Professor Axmed Xaajji oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka sheekeeyay hadafka Itoobiya iyo kenya Soomaaliya ka leeyihiin oo ah in ay dalka boobaan lana wareegaan.



Wuxuu si qota dheer uga hadlay kuwa Soomaalida ah ee shisheeyaha jidadka tusaya dabadeedna u keenaya shacabka si ay u gumaadaan.

Wuxuu tilmaamay in xasuuqa Itoobiya geysatay mas’uuliyadiisa ay leeyihiin Soomaalida la sacota ee garabka u ah.

Wuxuu kuwa Itoobiya la socda ku tilmaamay daba dhilifyo calooshood u shaqeystayaal ah, loona baahan yahay Soomaalidu in ay iska dhacshaan oo ay meel uga soo wada jeestaan.

Related Items