Dagaallo Ka dhacay gobollada Bay,Bakool iyo Jubbada Hoose.

Monday July 07, 2014 - 11:11:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ka dhacay gobollada Bay,Bakool iyo Jubbada Hoose.

    Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga ah ayaa xalay saqdii dhexe weeraro ku miray saldhigyada ciidamada gumeysiga afrikaanta ah ee soomaaliya xoogga ku jooga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada mujaahidiinta wilaayaadka islaamiga ah ayaa xalay saqdii dhexe weeraro ku miray saldhigyada ciidamada gumeysiga afrikaanta ah ee soomaaliya xoogga ku jooga.

Wararka ka imaanaya degmada xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay uu ka dhacay gudaha degmadaasi.

Wariye ku sugan Bakool ayaa soo sheegay in ciidamada mujaahidiintu ay itoobiyaanka kula dagaalameen gudaha degmada iyadoona lamaqlayay rasaas iyo madaafiic lays dhaafsanayay.

Sidoo kale ciidamada mujaahidiinta ayaa weerar ku ekeeyay saldhig ciidamada xabashidu ka sameysteen degmada Qansaxdheere ee gobolka bay.

Dhinaca kale dagaallo culus ayaa xalay ciidanka Kenya ku qabsaday tuulada Qooqaani ee gobolka Jubbada hoose lama oga khasaaraha ka dhashay dagaallada xalay ka dhacay koonfurta soomaaliya.

Related Items