Sarkaal Katirsan Maamulka "Somaliland" oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Degmada Boorama.

Tuesday August 11, 2015 - 17:17:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Katirsan Maamulka "Somaliland" oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Degmada Boorama.

    Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil katirsan maamulka "Somaliland" isku magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil katirsan maamulka "Somaliland" isku magacaabay.



Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in ugu yaraan 2 sarkaal lagu dilay weerarka oo uu fuliyay mid kamida ciidamada maamulka gobolka Awdal,sarkaal u hadlay "somaliland” ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dhacdadani ay saameyn weyn ku yeelatay askarta dhaxdooda.

Saraakiisha ladilay waxaa kamid ahaa Col.Caaqil oo ahaa taliyihii aagga galbeed ee maamulka Somaliland,wararka ayaa intaasi ku daraya in askari kamida ciidamada melleteriga uu toogtay taliyaashiisi ciidanka.

Waa markii 2-aad oo weerar nuucaan ah uu ka dhaco deegaanada waqooyi galbeed soomaaliya oo uu kajiro maamulka "Somaliland” isku magacaabay.

Related Items