Ku dhawaad 10 askari oo ciidanka kenya katirsan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee xeebaha wadanka Kenya.

Thursday August 13, 2015 - 18:03:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhawaad 10 askari oo ciidanka kenya katirsan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee xeebaha wadanka Kenya.

    Ku dhawaad 10 askari oo ciidanka kenya katirsan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee xeebaha wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 10 askari oo ciidanka kenya katirsan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee xeebaha wadanka Kenya.



Qarax lala hela gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamada Kenya ayaa sababay dhimashada 7 askari iyo dhaawaca 10 kale sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Qaraxa oo dhaca shalay gelinkii dambe waxaa mas'uuliyaddiisa sheegtay xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Sheekh C/caziiz Abuu Muscab afhayeenka shabaabul Mujaahidiin ayaa warbaahinta u sheegay in ciidankooda ka howlgala dudaha Kenya ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii Lamu.

Weerarada Al Shabaab ee gudaha Kenya ayaa joogta ahaa sanadadii lasoo dhaafay tan iyo markii ay ciidanka Kenya duullaanka ku qaadeen Koonfur galbeed dalka soomaaliya.


Related Items