Amiirka Al-Qaacidda Dr. Ayman Adawaahiri Oo Beycada U Cusbooneysiiyey Amiirka Cusub Ee Imaarada Afghanistan.

Thursday August 13, 2015 - 20:17:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amiirka Al-Qaacidda Dr. Ayman Adawaahiri Oo Beycada U Cusbooneysiiyey Amiirka Cusub Ee Imaarada Afghanistan.

    Amiirka Mujaahidiinta AlQaacida Sheykh Dr. Ayman Adawaahiri ayaa jeediyey Kalimad cusub oo cod ah taas oo uu sheekhu kaga hadlayo arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay bayco uu la galayo Amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amiirka Mujaahidiinta AlQaacida Sheykh Dr. Ayman Adawaahiri ayaa jeediyey Kalimad cusub oo cod ah taas oo uu sheekhu kaga hadlayo arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay bayco uu la galayo Amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga Afghanistan.



Dr. Ayman Adawaahiri, Xafidahullah ayaa ku dhawaaqay in uu baycada u cusbooneysiiyey Imaarada Islaamiga, Isagoona beyco la galay Sheykh Mullah Akhtar Mansuur, Amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga.

Wuxuu Kalimadiisa ku sheegay in Amiirka cusub ee Imaarada islaamiga uu bayco kula galay wadada Jihaadka iyo Istish-haadka iyo la sii wado dagaalka ka dhanka ah cadowga Alle.

Kalimaddan oo soconeysa ilaa 9 daqiiqo ayaa Amiirka Mujaahidiinta AlQaacidda Dr. Ayman Adawaahiri wuxuu sidoo kale ku sheegayaa in Jihaadka ka dhan ah cadowga uu socon doono ilaa shareecada Islaamka ay ka noqoneyso midda ka talisa aduunka oo idil.



Halkaan Ka Daawo Kalimadda.

Halkaan Kala Deg Kalimadda


Xigasho:idaacdda Andalus

Related Items