Dhageyso:Lacag 20,000 Dollar ah iyo 4 gaari Raashin ah oo loogu Deeqay Qoysas Ku Sugan Bakool.

Monday July 07, 2014 - 15:15:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Lacag 20,000 Dollar ah iyo 4 gaari Raashin ah oo loogu Deeqay Qoysas Ku Sugan Bakool.

    Guddiga gurmadka maamulka islaamiga Bay iyo Bakool ayaa gargaar ka guddoomay waaliga sheebalaha hoose Sheekh Max'med Abuu Cabdalla.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga gurmadka maamulka islaamiga Bay iyo Bakool ayaa gargaar ka guddoomay waaliga sheebalaha hoose Sheekh Max'med Abuu Cabdalla.

Sheekh C/llaahi Garweyne oo ah madaxa guddi loo xilsaaray ugurmashada shacab ay ciidanka gumeysiga Itoobiya ku dhibaateeyeen deegaanno Bakool katirsan ayaa sheegay in lacago gaaraya $20,000 dollar iyo 4 gaari oo raashin ah ka guddoomeen Sheekh Max’med Abuu Cabdalla waxaana gargaarkaasi iskasoo aruuriyay shacabka Sh/Hoose ku dhaqan.

Gurmadkan ay isku fidinayaan shacabka soomaaliyeed ayaa tusaale wanaagsan u ah in laga maarmay hay’adihii shisheeye ee gallayda iyo misirta dhacday shacabka ku gumeysan jiray.


Mahad Yare

somaliMemo,Muqdisho

[email protected]

Related Items