Daawo:Mucaaradka Kenya oo Dibad baxyo Ballaaran Ka Dhigay Magaalada Nairobi.

Tuesday July 08, 2014 - 06:00:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 3
  • Share via Social Media

    Daawo:Mucaaradka Kenya oo Dibad baxyo Ballaaran Ka Dhigay Magaalada Nairobi.

    Dibad baxyo ballaaran oo ka dhan ah xukuumadda Uhuru Kenyatta ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta ah wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibad baxyo ballaaran oo ka dhan ah xukuumadda Uhuru Kenyatta ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta ah wadanka Kenya.

Siyaasiyiinta mucaaradka Kenya ayaa ku dhawaaqay maalmo iskusoo baxyo ah oo lagu muujinayo fashilka ay ku tallaabsatay xukuumadda Kenya.

Railla Odinga R/wasaarihii hore ee Kenya ayaa hoggaaminayay dibad baxyadii shalay oo rabshado watay,hoggaamiyaasha mucaaradka ah waxay ku dhawaaqeen wadahadal looga gudbo dhibatada.

Dibad baxayaasha ayaa Kenyatta ku dhaliilay waxka qabasha la’aanta dhanka ammaanka iyo dhaqaalaha,Xisbiga ODM ayaa codsaday in ciidanka Kenya lagasoo saaro soomaali taasi bedelkeedna lagu xoojiyo ammaanka wadanka.


Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gudaha Kenya ka wada howlgallo aargudasha ah xilli ciidanka Kenya gumeysi ku hayaan shacabka soomaaliyeed.



Mahad Yare

SomaliMeMo
[email protected]


Related Items