11 Ku Shahiidday Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Qaza Dhulka Filasdiin.

Tuesday July 08, 2014 - 06:23:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    11 Ku Shahiidday Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Qaza Dhulka Filasdiin.

    Kumanaan katirsan ciidamada maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa kaabiga ku haya magaalada qaza ee dhulalka filasdiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan katirsan ciidamada maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa kaabiga ku haya magaalada qaza ee dhulalka filasdiin.

Ciidamada Yahuudda oo caan ku ah fulaynimo ma awoodaan in weerar lugta ah ku qaadaan magaalada qaza balse taasi bedelkeed waxay duqeymo ba’an ka geysanayaan xaafadaha magaalada.

Hoggaamiyaha Ururka Xamaas Ismaaciil Haniya ayaa ugu baaqay dhammaan xoogaga filasdiin in ay u midoobaan ladagaalanka Yahuudda ayna ka qeyb qaataan difaaca magaalada qaza.

11 qof filasdiiniyiin ah ayaa ku shahiiday duqeyn ku dhacday magaalada qaza,ilaha caafimaada ayaa sheegay in dadka dhaawacmay qaarkood ay yihiin carruur.


Cizudiin qasaam oo ah garabka melleteri ee Xamaas ayaa dhankooda Sawaariikh ku weeraray magaalooyin ay xoog ku deganyihiin dadka Yahuudda.

Duullaanka loo qorshaynayo magaalada qaza ayaa imaanaya maalmo kadib markii mujaahidiinta Ansaar beytul maqdis ay qafaasgeeb sedax Yahuud ah kadibna ay toogteen.

Related Items