Dagaal Culus oo ka socda Villa Somalia iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

Tuesday July 08, 2014 - 19:10:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus oo ka socda Villa Somalia iyo Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay.

    Rasaas xooggan in qaraxyo ayaa laga maqlayaa gudaha madaxtooyada Villa Somalia oo saldhig weyn u ah madaxda Dowladda Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rasaas xooggan in qaraxyo ayaa laga maqlayaa gudaha madaxtooyada Villa Somalia oo saldhig weyn u ah madaxda Dowladda Federaalka

Wariyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho Liiban Jeexoow ayaa soo sheegay in rasaasta iyo madaafiicda laga maqlayo intabadan degmooyinka ku dhaw madaxtooyada sida Boondheere,Howl-wadaag iyo Wardhiigleey.

Goob jooge ku sugan Boondheere ayaa SomaliMeMo u sheegay in sedax qarax oo waaweyn ay maqleen kadibna rasaas xooggan isqabsatay dhanka madaxtooyada.



"Qarax xooggan ayaa dhacay kadibna waxaa bilaabatay rasaas dhan walba ah,waxaan umalaynayaa in Al Shabaab ay gudaha madaxtooyada ku daateen oo ay ka dagaalamayaan"ayuu yiri goob jooge.

Ilo wareedyo madaxbanaan ayaa sheegaya in lama mid ah waddooyinka madaxtooyada lagalo laqarxiyay kadibna dagaal culus oo dhaxmaray xoogaga weerarka qaaday iyo maleeshiyaadka ilaalada ka ah Villa Somalia.


Lasoco wixii soo kordha

Related Items