Dagaal Ka Bilaawday Guriga R/Wasaaraha iyo Nalalkii Villa Somalia oo Ladamiyay.

Tuesday July 08, 2014 - 20:13:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Ka Bilaawday Guriga R/Wasaaraha iyo Nalalkii Villa Somalia oo Ladamiyay.

    Dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday magaalada Muqdisho ayaa ku fidiyay dhismayaal hor leh oo katirsan madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii caawa maqribkii ka bilaawday magaalada Muqdisho ayaa ku fidiyay dhismayaal hor leh oo katirsan madaxtooyada.

Rasaas xooggan iyo qaraxyo ayaa hadda laga maqlayaa guriga R/Wasaaraha oo kaabiga ku haya Villa Somalia.

Mid kamida shaqaalaha madaxtooyada ayaa SomaliMeMo u xaqiijiyay in nalalka madaxtooyada ladamiyay walina dagaallo ka socdaan gudaha iyo hareeraha Villa Somalia.

Xaddiga dagaalka ayaa sii xoogeysanaya waxaana muuqata ciidamada Xarakada Al Shabaab ay iskusii fidinayaan madaxtooyada iyo Xayndaabkeeda.


Mahad Yare

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items