Dhageyso:Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Weerarkii Lagu Qaaday Madaxtooyada Dhageyso.

Wednesday July 09, 2014 - 01:10:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Weerarkii Lagu Qaaday Madaxtooyada Dhageyso.

    Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee caawa ka dhacay Villa Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii saacadaha badan qaatay ee caawa ka dhacay Villa Somalia.

Xasan Sheekh ayaa beeniyay wararka sheegayay in ciidamada AMISOM Taangiyo uga qaadeen madaxtooyada isaga iyo mas'uuliyiin kale ayna geeyeen dhanka Xalane.

Wuxuu si aan mas’uuliyad laheyn uga hadlay weerarada isdaba joogga ah ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadayso maamulkiisa isagoo wax weyn aan kasoo qaadin hadalkaasi wuxuu ka caraysiin karaa xildhibaanadii horay mooshinka uga geeyay kuwaasi oo ka carooday weerarkii madaxtooyada ka dhacay bishii Febaraayo 2014.


Mar uu ka hadlayay dhacdadii markale madaxtooyada ka dhacday ayuu ka gaabsaday isagoo yiri "Xukuumaddan waa ka gudubtay waqtigii ay shabaab ka baqi jirtay”.

Isha Maqalka:Warbaahinta Muqdisho

Related Items