Taliyaashii Sirdoonka iyo Booliska oo Xilka qaadis lagu Sameeyay iyo Khaliif Ereg oo Wasiirka Ammaanka loo Magacaabay.

Wednesday July 09, 2014 - 08:53:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliyaashii Sirdoonka iyo Booliska oo Xilka qaadis lagu Sameeyay iyo Khaliif Ereg oo Wasiirka Ammaanka loo Magacaabay.

    Hoggaamiyaha DF-ka ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyaashii ugu sarreeyay ciidamada ammaanka kadib weerarkii guuleystay ee xarakada Al Shabaab Madaxtooyada ka fulisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khaliif Ereg Wasiirka Cusub ee Amaanka DF-ka
Hoggaamiyaha DF-ka ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyaashii ugu sarreeyay ciidamada ammaanka kadib weerarkii guuleystay ee xarakada Al Shabaab Madaxtooyada ka fulisay.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Xasan Sheekh oonuqul kamid ah ay heshay SomaliMeMo ayaa xilalkii ay hayeen looga qaaday C/Xakiim Saacid taliyihii booliska iyo Bashiir Goobe oo ahaa taliyihii Nabad sugidda.

Sidoo kale Xasan Sheekh Maxamuud ayaaKhaliif Ereg u magacaabay Wasiirka amniga qaranka oo bilo ka hor uu iska casilay C/Kariim Xuseen Guuleed.

Related Items