Daawo:Yahuudda oo Xasuuq Bahalnimo Ah Ka Geysatay Magaalada Qaza.

Wednesday July 09, 2014 - 10:25:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Yahuudda oo Xasuuq Bahalnimo Ah Ka Geysatay Magaalada Qaza.

    Maalintii 2-aad oo xariir ah ayay shacabka muslimiinta magaalada ku socdaan duqeymo cudwaani ah oo uga imaanaya Yahuudda sahyuuniyadda xaaqidiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaha F16 oo duqeynaya Qaza
Maalintii 2-aad oo xariir ah ayay shacabka muslimiinta magaalada ku socdaan duqeymo cudwaani ah oo uga imaanaya Yahuudda sahyuuniyadda xaaqidiinta ah.

Wararka ka imaanaya dhulaka filasdiin ee ixtilaalka kujira waxay sheegayaan in 32 qof ay ku shahiideen marinka qaza,diyaaradaha dagaalka F16 ayaa baraamiil walxaha qarxa ah ku tuuraya xaafadaha shacabku ku badanyihiin ee isku raranka ah.

Goobaha caafimaadka ayaa la dhigay boqolaal shacab ah oo ku dhaawacmay weerarka bahalnimada ah ee muslimiinta Qaza lagu qaaday.

Muuqaallo lagasoo qaaday magaalada waxaa ka muuqanayay burbur,waqti shacabku isku diyaarinayeen Afur ayay duqeymuhu ka dhaceen magaalada.


R/wasaaraha Yahuudda Benyamiin Netenyahu ayaa ku dhawaaqay in 40,000 oo kamid ah ciidankiisa Keydka uu uyeertay.




Related Items