Sawirro:6 Qof Oo lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Dalka Mareykanka.

Thursday July 10, 2014 - 10:12:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:6 Qof Oo lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Dalka Mareykanka.

    Booliska Mareykanka ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof ay ku geeriyoodeen weerar hubsan oo ka dhacay gobolka TEXAS oo kamid ah gobollada ugu weyn wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Mareykanka ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof ay ku geeriyoodeen weerar hubsan oo ka dhacay gobolka TEXAS oo kamid ah gobollada ugu weyn wadankaasi.

Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in 6 qof ladilay kadib markii ruux hubeysan uu toogasho toos ah geystay,saraakiisha booliska waxay sheegeen in dadka ladilay 4 kamid ah ay yihiin carruur.

"Ruux hubeysan ayaa toogasho ku dilay 6 qof 4 kamid ah waa carruur booliskuna waxay wadaan baadi goobā€¯ayuu yiri taliyaha booliska gobolka TEXAS.

Ammaanka gudaha Mareykanka ayaa bilihii lasoo dhaafay faraha kasii baxayay toogashada ay geysanayaan gaangiistarada iyo burcadda ayaa sanad walba gallaafatay nolosha kumanaan Mareykan ah.


View image on Twitter
View image on Twitter
Xigasho:NBCNews.com

Related Items